Jubaland Tv Waa warbaahin ku hadasha afka dowlad goboleedka Soomaaliyeed Ee Jubaland.
Jubaland TV waa warbaahin madax bannaan oo ku hadasha afka dowlad goboleedka Jubaland. Waxaan si joogto ah u soo gudbinaa warar cusub, warbixino gaar ah, iyo muuqaalada ugu muhiimsan ee siyaasadda, bulshada, ciyaaraha, iyo horumarka gobolka.
Waxaad ka heli doontaa warar cusub, warbixino gaar ah, iyo muuqaalada ugu muhiimsan ee siyaasadda, bulshada, ciyaaraha, iyo horumarka gobolka.
Booqo Jubaland TV si aad ula socoto dhacdooyinka ugu dambeeyay iyo wararka muhiimka ah ee Jubaland iyo guud ahaan Soomaaliya.